Shir-sanadeedka Barashada Nabadda ayaa ka furmay magaalada Garoowe

Shir-sanadeedka Barashada Nabadda ayaa ka furmay magaalada Garoowe

Shir-sanadeedka Barashada Nabadda ayaa ka furmay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland, kaasi oo ay soo qaban-qaabisey hay’adda PDRC iyada oo maanta la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda adduunka.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Puntkand , Axmed Karaash ayaa furay shirkaan balaaran, Waxaa sidoo kale ka soo qayb galay dad ka kala yimid daafaha caalamka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com