waxaa Saaka ka furmay Caasimadda Puntland ee Garowe Shir wadatashi ah ,kaa soo u dhaxeeya Bulshadda Rayidka ah iyo Aqoonyahanada ,waxaana shirkan soo qaban qaabiyeey Gudiga Kumeel Gaar ah ee doorashooyinka Puntland.
Shirkan ayaa waxaa diirada lagu saaraya Arimaha nidaamka Xisbiyadda iyo doorashooyinka ,iyado ay goobjoog yihiin aqoonyahano iyo siyaasiyiin ka hadli doona marxaladaha Puntland soo martay.
Sawiro iyo Codad lasoco insha allah Gordhow
COMMENTS