Koonfurta magaalada Gakacyo ee maamulka Galmudug shalay waxaa ku soo gabagaboobay shir beeleed muddoo dhawr maalmood ah ka socday halkaasi, kaasoo arrimo badan looga hadlayey.
Shirka oo ay ka qaybgalayey dhinacyo kala duwan oo bulsho, maamul iyo madax dhaqan oo wada mid ah mid ka mid ah beelaha maamulkaasi Galmudug ayaa looga arrimo amniga, midnimada beeleed, midda heer maamul goboleed, iyo tan qaranimo ee Soomaaliya.
Aakhirkiina maanta ayaa warmurtiyeed ka kooban qodobo door ah laga soo soo saaray, haddabaHaddaba Maxamed Siciid oo ka mid ah hawl-wadeennada shirkaasi shalay Galkacyo ku soo idlaaday, kana mid ah ergada shirka Hobyo ka qaybgalaysa ayaa nooga warramay ujeedooyinka dhabta ah ee labada shirba.
COMMENTS