Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Dr: Maxamed Siciid Faroole ayaa Maanta Garoowe ka Daahfuray Shirka dib u eegista mashaariicda ee ay ka fuliso Puntland hay’adda UNICEF.

COMMENTS