Shirka Golaha afhayeenada Golayaasha xeer-dajinta soomaaliya oo socon doona mudo labo maalmood ah ayaa ka furmay Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.
Shirka ayaa waxaa ka qaybgalaya Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland,Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland,Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele,Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur galbeed soomaaliya,Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka federalka soomaaliya iyo xildhibaano ka tirsan golayaasha shacabka dowlad gobaleedyada iyo dowladda dhexe ee soomaaliya.
Daawo Khudbadda Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland
Daawo Khudbadda Guddoomiye ku xigeenka Barlamaanka Somaaliya
Daawo Khudbadda Guddoomiyaha Barlamaanka Jubbaland
Daawo Khudbadda Guddoomiyaha Barlamaanka Hiirshabeele
Daawo Khudbadda Guddoomiyaha Barlamaanka Koonfur galbeed.
COMMENTS