Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta Muqdisho ka furmaya

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta Muqdisho ka furmaya

Shirka Golaha wadatashiga Qaranka ayaa maanta lagu wadaa inuu shir uga furmo magaalada Muqdisho.

Qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska Golaha Wasiirada ayaa lagu shaaciyay in saaka si rasmi ah uga furmayo Afisyoone magaalada Muqdisho.

Ajandayaasha loogaga hadlayo shirkan ayaa waxaa ka mid ah diyaar garowga doorashooyinka Golaha Shacabka, diyaarinta habraacyada doorashooyinka, raadinta dhaqaalaha dhiman ee ku baxaya doorashooyinka iyo sidii horey loogu socon lahaa

Dhamaan Madaxda dowlad goboleedyada ayaa ku sugan magaalada Muqisho marka laga reebo Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo la filayo inuu soo saaka soo gaaro magaalada Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com