SHIRKA MUQDISHO IYO WAXA LAGA FILAN KARO (WARBIXIN)

SHIRKA MUQDISHO IYO WAXA LAGA FILAN KARO  (WARBIXIN)

Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa uu dhammaday ee Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa shirkii 4aad iskugu yeeray Madaxda Dowladdaha xubnaha ka ah DF iyo Gobolka Banaadir.
Shirkan oo labo maalmood soconaya waxaa looga gol leeyahay in lagu soo gabagabeeyo talooyinkii Guddiga Farsamada Doorashada ee ka soobaxay shirkii Baydhabo 15-16 Febaraayo 2021, kaas oo xal looga gaaray tabashooyinkii ka soo laabtay heshiiskii doorashooyinka ee 17-kii Sebteembar 2020.
Farmaajo wuxuu shir iclaamiyay Lix jeer labo bilood gudahood, shirarkaasina waxaa diiday in ay aqbalaan maamulada Puntland iyo Jubbaland.

January 30, 2021
February 9, 2021
February 17, 2021
February 22, 2021
March 01. 2021
March 20, 2021
Wariyaha Daljir ee Muqdisho ayaa warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com