Shirka Soo Bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda oo Soo Xirmay.

Shirka Soo Bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda oo Soo Xirmay.

Shirka dib u eegista, soo bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda oo maalinimadii shalay ahayd uu daah-furay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo xirmay maanta.

Soo xiritaanka Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Wasaaraddaasi, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Madaxtooyada, Agaasimayaasha Hay’addaha Madaxa-banaan iyo kuwa Wasaaradaha Dowladda,

Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland Jaamac Faraah Muuse ayaa ka warbixiyey gunaanadka shirka iyo maxsuulka kasoo baxay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com