Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda dalka waxaa maanta lagu qabtay shir balaaran oo loga hadlayo dib u heshiisinta qaranka ,kaas oo ay ka qayb galeen masuuliyiin kala duwan.
Shirkan ayaa diirada lagu saari doona Arrimaha dib u heshisinta iyadoo masuuliyintii ka qayb gashay shirkaas ay hadalo kala duwan oo ka hadlaya ujeedka shirka iyo waxyaabaha kaso bixi karra.
Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa muqdisho kaso diray warbixintan
COMMENTS