Shirka Wasiirada maaliyada dowlad gobaleedyada oo Wartmurtiyeed laga soo saaray

Shirka Wasiirada maaliyada dowlad gobaleedyada oo Wartmurtiyeed laga soo saaray

Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka, Maamul Goballeedyada xubnaha ka ah Dowladda iyo Gobalka Banaadir,ayaa Magaalada Muqdisho ku soo gunaanaday shir la xiriiray xoojinta xiriirka wadashaqeyneyd ee dhinacyadaasi iyo dardargalinta howlaha ee ay u hayaan umadda.

Shirkaan oo ay martigelisay Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka,waxaa muddo laba cisho ah uu ka socday Garoonka Caalamiga Aadan Cabdulle, Muqdisho.

Shirkaan oo ku soo gabagaboobay jawi is-afgarad,waxaa ka soo baxay qodobo aasaasi ah oo xoojinaaya xiriirka wadashaqeyneyd ee dhinacyadaasi.

Hoos Ka Akhriso War-murtiyeedka kasoo baxay Shirka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com