Shir looga hadlaayay xoojinta Nabadgalyada iyo adkeynta xasiloonida degmada Tuli- Guuleed ee gobolka Faafan ayaa lagu qabatay hoolka shirarka ee degmada.
Warbixintan waxaa si wada jir ah u soo jeedinaya wariye yaasha Daljir Xasan Heykal oo jooga Garoowe, iyo Jamarti Yaxye Axmed oo jooga hoolka shirarka ee degmada.
COMMENTS