Shirkadda Golis oo adeegeeda 4G kusoo bandhigtay Qardho (dhegayso)

Shirkadda Golis oo adeegeeda 4G kusoo bandhigtay Qardho (dhegayso)

Shirkadda isgaarsinta Golis ayaa maanta ku qabatay Magaaladda Qardho ee xarunta gobalka Karkaar Munaasabad balaaran oo ay ku shaacinaysay adeegeeda cusub ee internetka 4 G ,iyado dadweyne kala duwan la gudoonsiyeey 4 G.

Warbixintan Qardho waxaa kaso diray wariye Maxamuud Fantastic

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com