Shirkadda cusub ee isgaarsiinta Amtel kana mid ah Amal Express ayaa si rami ah ugu dhawaaqday maanta inay hawada soogalayso sanadka cusube 2018.
Gudoomiye ku xigeenya Shirkadda cusub ee Amtel Yacquub Orshe ayaa Radio Daljir usheegay in shrkada ay adeegyo casriya ay keeni doonto wadanka islamarkaan ay ka hawlgalayso dhamaan gobolada dalka Soomaaliya oo dhan.
Gudoomiye ku xigeenka Amtel Yacquub Orshe ayaa Zubeyr Shiikh Cabdi uga waramay ku dhawaaqista shirkada cusub ee isgaarsiineed.
COMMENTS
Waxan ahay shaqo Doon ku dhibateysan dalka Somalia kar ahan xamar
manhadal
Waxan rawaa inaad ika siisin shaqo
Hassan Afgoi
Asc wllo shaqo iqa siya shirkada usub cv waa u direy mar horey lkn jwb malah