Shirkada Isxilqaan oo hore ugu guulaysatay qandaraaskii dhismaha waddada iskuxirta Garoowe iyo Gaalkacyo ayaa sheegtay in shaqadu ay weli socoto, siina socon doonto. Nabadoon Khalif aw-Cali oo ah Guddoomiyaha Isxilqaan ayaa yiri, “Jarmalku 10% wax ka yar bay bixiyeen, haddana loo dhutin mayo, jidkana waa la dhisayaa oo dad iyo dowlad buu leeyahay.”
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS