Shirkadda Towfiiq oo Macaamisheeda Abaalmarino gudoonsiisay (dhegayso_sawiro)

Shirkadda Towfiiq  oo Macaamisheeda Abaalmarino gudoonsiisay (dhegayso_sawiro)

Shirkada Towfiiq oo kamid aha shirkadaha ugu waawayn kana howlgasha gobolada dalka ayaa maanta Magaaladda Bosaaso Abaal marino qaali ah ku gudoonsiisay 25 kamid aha Macaamiisheeda kuxiran olyada Perfomax,iyado masuuliyin kala duwan ay ka qayb galeen.

Wariye Xasan Heykal ayaa mnaasibada ka qaybgalay oo warbixintan ka diyaariyay


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com