Shirki Madaxda Maamul gobaleedyada iyo kuwa Qaranka Wajigiisa labaad oo Furmay

Shirki Madaxda Maamul gobaleedyada iyo kuwa Qaranka Wajigiisa labaad oo Furmay

Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay wajiga 2aad ee Shirka u dhaxeeya dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada ayaa xalay ka furmay magaalada Muqdisho.

Maalmihii la soo dhaafay dhinacyada ku shirsan Muqdisho ayaa isla meel dhigayay ajendaha ay kaga hadlayaan shirka u dhaxeeya labada dhinac.

Wajigan 2aad waxaa diiradda lagu saarayaa dagaalka ka dhanka ah Shabaab,dib u eegista Dastuurka, dardargelinta hanaanka Federaalka, daadajinta hannaanka ka faa’iidaysiga Khayraadka iyo mashaariicda horumarineed ee dalka ayaa waxaa loo xil saaray guddi isku dhaf ah oo ka ka kala socda Dowladda Dhexe iyo dowlad Goboleedyada dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com