SHIRKII GAALKACYO KABACDI WAXAA SOO IFBAXAY IN GAALKACYO NOQOTAY “MAGAALO LA KHAYAAMAY & DAD JABAY OO LA ILLAAWAY”

Waa cinwaanka qoraal u qoray Ismaaciil Xaaji Warsame oo la dhihi karo waa qoraaga kaliya ee indhawaalaba qoraalo ka tarjumaya xaaladda dhabta ah ee magaalada Gaalkacyo u qalinqaatay.

Ismaaciil wuxuu qoray in “Shirkii Bulshada Gaalkacyo ee sida weyn loo sugayay uu soo dhammaaday. Shirku waxa uu noqon karay meel laga bilaabo isbeddel wax-ku-ool ah, dib-u-dhis iyo soo nooleynta maamul wanaagga magaalada Gaalkacyo, balse taa beddelkeeda shirku waxa uu iftiimiyay xaqiiqo foolxun oo aan loo adkeysan karin: Gaalkacyo waa magaalo jabtay oo dhiiggu dareerayo, ayna khayaameen hay’adihii iyo hoggaamiyeyaasha sheegta inay Gaalkacyo matalaan.”

Hoos riix oo sii akhri:

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com