Golaha Wadatashiga Qaran (National Consultative Council) ayaa ah madal ay aasaaseen xubnana ka yihiin madaxweynayaasha dawlad goboleedyada ee xubnaha ka ah dawladda fadaraalka. Shirka Golaha kalkaan waxaa ku soo biiray maamulka cusub ee KMG ee SSC-Khaatumo (https://www.facebook.com/share/p/166w2w72me/) iyo siyaasiyiin aan matalin maamul goboleedyo.
Shirka waxaa ka maqan oo aan ka soo qaybgalin maamulada Puntland iyo Jubaland.
Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa sheegay in ka soo qaybgalayaasha kulankaan ay kamid noqon doonaan xisbi qaran oo uu hoggaamin doono Madaxweynuhu.
> Daljir Media
COMMENTS