Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland oo looga dhawaaqay roobdoon (Daawo)

Shirki Golaha Wasiiradda Puntland oo markii ugu horeysay ka qabsoomay bosaaso ayaa lagu shaaciyeey maalinta khamiista ah oo ku beegan 11 bisha April in laga samaynayo Puntland oo dhan roob doon.

Dhamaan goobaha Ganacsiga iyo waxbarashadda ayaa lagu sheegay in la xiro maalintaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com