Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland oo looga hadlay Amniga & Ansinta Xeer Cusub

Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland oo looga hadlay Amniga & Ansinta Xeer Cusub

Shirka Golaha Xukuumadda dawladda Puntland ayaa todobaadkan looga hadlay arrimaha Amniga dalka, Soo dhaweynta Guddiga Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah dawladda Federalka Soomaaliya, ansixin xeerar Iyo Warbixino kale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com