Khamiis, Ogoosto 06, 2015 (Daljir) —Shirka Golaha xukuumadda oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin xaaladda Gobalka Sool, qorshaha Doorashooyinka Soomaaliya 2016-ka, Xeerka Nidaaminta Magaalooyinka , Sharciga Patroolka Soomaaliya iyo Warbixino.
COMMENTS