Shirkii Khamsiislaha Puntland oo waqtigiisii laga soo hormariyay, maxaase looga hadlay? (daawo)

Shirkii Khamsiislaha Puntland oo waqtigiisii laga soo hormariyay, maxaase looga hadlay? (daawo)

Shirkii golaha xukuumadda Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah ka qabsoomay madaxtooyada Puntland ee Garoowe, waxaana laga soo hormariyay waqtigiisii oo Khamiislaha ahaa.

Wasiirka warfaafinta Puntland Cali Xasan Sabarey ayaa faahfaahiyay waxyaabaha shirkan loga hadlay.

In lasoo furo xoolaha Puntland ee Imaaraatka Carabta, Kulankii madaxwaynaha Puntland iyo shirkadda DP World dhismaha iyo dib u habaynta dekedda Bosaso, abaaraha, kor u qaadista dakhliga canshuuraha iyo ammaanka Puntland.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com