Shirkii Tabashada Beesha Tanade Daarood oo Qodobo Hordhac ah laga soo Saaray (dhegayso)
Shirkii qaar kamid ah Isimada Puntland iyo Waxgaradka iyo odayaasha Mid kamid ah beelaha Deegaanada Puntland oo saluugtay hannaanka qaybsiga xildhibaanada Puntland Magaalada Garoowe ayaa wali socda isagoona laga soo saaray qoddobo hor dhac ah in kastoo aan si dhab ah loogu heshiin. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/595e5b190401004779d7a7a3/Warbixinta+Shirkii+xalinta+cabashada+mid+kamid+ah+beelaha+Puntland+oo+Garoowe+ka+socda+iyo+qoddobo+hordhac+ah+oo+ka+soo+baxay+.mp3
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed