Shirkii xeerka isgaarsiinta Soomaaliya oo Garoowe kusoo xirmay iyo qoddobo laga soo saaray .
Kulankaan saddexda maalmood ee uu socday waxaa goob joog ka ahaa Wasiiradda Isgaarsiinta Maamul-goboleedyada dalka iyo Garyaqaanka guud ee qaranka .
Shalay oo lagu wadday in lasoo gaba gabeeyo shirka ayaa waxaa dib u dhaca ku keenay qoddobada laga dooday qaarkood oo is maan dhaaf keenay .
Wariyaheenna Axmed Sheekeeye oo la socday shirkaasi ayaa warbixintaan kasoo diray Garoowe .
COMMENTS