Inta la xajiyey 4 ruux ayaa dhimatay 27 kalena waxaa hadda lagu dabiibayaal xarumo caafimaad, kadib markii xanuunka shuban-biyoodku uu ka dillaacay deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Mudug.
Dr Maxamed Xuseen Cabdulle Mid kamid ah takhaatiirta fara-kutiriska ah ee ku sugan deegaanka Daaru-salaam ayaa Daljir u sheegay in dadka uu xanuunku soo ritey aysan haysan daryeel caafimaad, islamarkaan deegaanku uusan isbital lahayn dadkana lagu dabiibayo MCH-ka deegaanka iyo dhir hoosteed.
DHEGAYSO
COMMENTS