Iyadoo ay jiraan shilala isdaba-joog ah oo ka dhaca wadada isku xirta Magaalooyinka boosaaso iyo gaalkacyo shilalkaas oo waxaa ka dhasha qasaaro Naf iyo Maalba leh.
Cabdulqaadir Maxed Saleebaan ”CAMUU” oo ah Aqoonyahan u dooda Arimaha Bulshada ayaa daljir uga waramay in Silalka dhaca ay sabab u yihiin Dowladda Puntland oo ka gaabisay wax ka qabashada arimaha gaadiidka iyo wadooyinka Sababta kale ayaa waxa uu ku tilmaamay Xirfad yarida Darawaliinta.
DHEGAYSO
COMMENTS