Sidee looga ciiday Maanta Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal (dhegayso)

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal ayaa maanta si weyn looga ciiday,iyado salaaada ciida lagu tukaday masaajida Burtinle. Wariye Axmed Cabdi Axmed aya Warbixintan Burtinle ka soo diray.