Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey ayaa kala qayb galay Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada London habeenimadii Jimcaha 12/05/2017 xaflad soo dhawayn ah uu ay u sameeyeen madaxweynaha iyo weftigiisa.
DAAWO
https://youtu.be/Gptbfg5mFgw
COMMENTS
masha allaaha
lahow madaxda noo daa
masha allah xaflad qiimo iyo qaayo leh