Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug.
Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor ayaa kusoo dhaweeyay.
COMMENTS