Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa xafiis ku leh magaalda Baran ee gobolka Sanaag, iyadoo xafiiskan uu bixiyo baasboorada Soomaaliya oo looga soo doonto inta badan gobolka Sanaag iyo deegaano ka mid ah Somaliland.
Horay dadka deegaanadaasi safar dhaahdeer oo Garowe iyo Bosaso u doonan jireen baasboorka Soomaaliya.
Cabdiraxmaan Khaliif Faarax, waa madaxa xafiiskan, wariyaheena Maxamuud Cabdi Ibraahim ayuu uga waramay howlahga xafiiska uu hayo.
FAALLOOYIN & FALCELIN