Sirdoonka DFS oo lagu dhaliilay Amniga Muqdisho (dhegayso)

Sirdoonka DFS oo lagu dhaliilay Amniga Muqdisho (dhegayso)

Sirdoonka Dowladda Fadaraalka soomaaliy ayaaa waxaa lagu dhaliilaa in ay ka horyaan sirdoonka Al-shabaab , taas oo tusaale cad loga dhigay Weeraradii habeen ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay dowladda Soomaaliya xogteeda ay sii haysay.

Hadaba sidee ayay Al-shabaab ugu suurta gashay in iyagoo isticmaalaya dirasyska Ciidamada NISA iyo kaarar kooda Aqoonsi ay qarax yo ismiidaamin ah ka fuliyaad ilinka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya kuna sigtay in ay gudaha ugalaan?

Su’aalaahsi iyo kuwo kale waxaan hordhiganay Maxamuud Cabdi Qaloombi oo ah Sarkaal horay uga tirsanaa Wasaardii arimaha gudaha ee dowladdihii C/laahi Yuusuf , Sheekh shariif sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh.

Wariye Xasan Heykal auu ugu waramay istudiyaha daljir Bosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com