Sirdoonka Turkiga: Dilka iyo jarjarka Jamaal Khashoggi waxaan u haynaa caddaymo laga helay bullaacadaha iyo waliba muuqaal

Waxaa isa soo taraya wararka ku saabsan in Jamaal Khashoggi si xun loogu dhex dilay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbuul, laguna dilay amar uu bixiyey Amiir Maxamed bin Salmaan. Wararka laga helayo sirdoonka Turkiga ayaa sheegaya in 15 sarkaal oo kamid ah ilaalada gaarka ah ee Boqortooyada Sucuudiga iyo dhakhtar ku takhasusay raad-reebka danbiyada ay fuliyeen … Continue reading Sirdoonka Turkiga: Dilka iyo jarjarka Jamaal Khashoggi waxaan u haynaa caddaymo laga helay bullaacadaha iyo waliba muuqaal