Maalmahan magaalada baladweyne ee gobolka hiraan waxaa ka taagnaa arin ka dhalatay lacagta shilin soomaliga oo ganacsatada magaaladasa ay diideen ka dib markii ay sheegeeen inay tahay lacag faaliso ah oo aan shaqeyneyn.
Maamulka gobolka Hiiraan oo shir la yeeshay ganacsatada magaalada baldweynne ayaa soo saaray amaro ay dul dhigeen ganasatad magalaas kuwaas ooo ka koobnaa sadex qodob oo ah in shuruud la’aan ay lacagta ku qaatana ganacsatadu .
Madaxa arimaha bulshada gobolka hiran oo xusein cismaan oo oo radio daljir uu xiriir la sameeyay ayaa sheegay inay wadaan dhaqan gainta go,aamadii maamulka gobolkka hiraan ayna socota baarista wixii keenay iinay ganacsatadu diido lacagta shilin soomalig aha .
DHEGAYSO
COMMENTS
Waxa kenya abarta sicir bararka