Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayey daaqa iyo siyaasadda deegaanka Puntland, kaasi oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda deegaanka Puntland.
DHEGEYSO
COMMENTS