Siyaasi Axmed Siciid Aw-Nuur: “Waxaan haynaa Ururkii KAAH ee Dawladu lahayd inuu Dimuqraadiyadii Puntland carqaladaynayo,” (daawo)

Siyaasi Axmed Siciid Aw-Nuur oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa sheegay iney cadeyn uhayaan Ururkii KAAH ee Dawladu lahayd inuu Dimuqraadiyadii Puntland carqaladaynayo, Waxaan leeyahay Madaxweyne Siciid Cabdilaahi Deniyoow maanta waxaa lagaa sugayaa inaad warkaaga cadayso,”

Axmed Siciid Aw-nuur wuxuu katirsan yahay Urur Siyaasadeedka Mideeye oo uu kujiro Aasaasayaashiisa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com