Siyaasi C/daahir Yuusuf Yey oo sheegay in Puntland xoreynta gobalka Sool ka Cagajiidayso (dhegayso)

Siyaasi C/daahir Yuusuf Yey oo sheegay in Puntland xoreynta gobalka Sool ka Cagajiidayso (dhegayso)

Siyaasiga C/daahir Max’ed Yuusuf Yey ayaa walaac xoog leh ka muujiyey in maamulka Puntland ka cagajiidayo xoreynta gobolka Sool, maadaama buu yiri ay dad weynaha reer Puntland guteen doorkii arrintaas kaga aadanaa dhan ciidan iyo mid dhaqaaleba ilaa iyo iminkana aan wax natiijo ah arrintaas laga gaarin.

Mudane Yey ayaa docda kale ka hadlay aragtidiisa la xiriirta go’aankii baarlamaanka PL ee ku aadanaa habka ay noqonayso dooashada Puntland ee 2019 haddii Eebbe Idmo.

Isagoo jooga dalka Mareykanka ayuu khadka telefoonka ugu warramay Axmed Sh. Max’ed “Tallman” oo ku sugan studiyeheenna Daljir Bossaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com