Siyaasi Cabdiraxmana Cabdishakuur “Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku fashilmay sidii loo dooran lahaa 329 kursi oo heshiis lagu yahay”

Siyaasi Cabdiraxmana Cabdishakuur “Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku fashilmay sidii loo dooran lahaa 329 kursi oo heshiis lagu yahay”

Siyaasi Cabdiraxmana Cabdishakuur ayaa ka hadlay manata ansixinta 13ka kursi ee lagu kordhinayo golaha Aqalka Sare ee matalaada gobolka Banaadir.

“Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku fashilmay sidii loo dooran lahaa 329 kursi oo heshiis lagu yahay dastuurkana ku dhigan, Wuxuu maanta soo tuuray 13 kursi oo aysan caddayn cida qaybinaysa, sida loo qaybinayo iyo qaabka loo dooranayo. Madaxweynaha 13 kan kursi ee la soo gemay, sooma xasuusan xilligii ay socdeen shirarkii Dhuusamarreeb 1, 2, 3 iyo kii Muqdisho ee lagu gaaray heshiiskii 17-kii September ee uu ku doodo in aan dib loo furi karin. Maanta oo ay irdihii oo idil ka soo xirmeen in uu 13 kursi sidii bambo F1 ah u soo tuuro waa siyaasad Ciyaal-faa-cali oo kale ah (qarshaa ii jabsan, waanna bannaday).

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com