Cismana Maxamed faarax oo ka mid ah Waxgaradka Gobolka nugaal kana Mid ah aasaasayaashi Puntland 1998dii ayaa ka Hadlay Xiisada Gobolka Sool, Wuxuu ka Hadlay Hadalkii Cabdiraxmana Faroole isagoo sheegay in dalka oo lagu soo duuulay aysan ahyn in Hadalkaas oo kae la jeedsho .
Gamuuure wuxuu sdioo ka sheegay in Wada hadal lagu xaliyo Arinta Tukaraq wuxuuuna Madaxweynaha Soolailand ku Eedeya Hurinta Dagaallkaas wuxuu kale ooo Carabka ku dhuftay inay Jiraan siyaasiyiin ka dabada ka riixaya dagaalkaas
Cabdi xakiin Xusein Xasan oo Garoowe Jooga ayuu u waramay
COMMENTS