Siyaasi Daahir Ciiro oo ka hadlay Khilaafka Siyaasaded ee Barlamaanka (dhegayso)

Siyaasi Daahir Ciiro oo ka hadlay Khilaafka Siyaasaded ee Barlamaanka (dhegayso)

Siyaasi Xildhibaan Horre Daahir Ciiro oo horey usoo noqday Xildhibaan katirsan Barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay xaalada dalka gaar ahaan khilaafka u dhaxeeya Guddoonka Barlamaanka iyo Xildhibaanada.

Siyaasi Daahir Cabdulqaadir Muusse Daahir Ciiro oo Radio Daljir la hadlay ayaa waxaa sheegay uu in xilligaana Soomaaliya aysan u baahnayn mooshin iyo is qab qabsi .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com