Siyaasi Jaamac Xirsi oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Puntland (dhegayso)

Siyaasi Jaamac Xirsi oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Puntland (dhegayso)

Siyaasi Jama Xirsi Faarax oo xilal kala duwan kazoo qabtay maamulka Puntland marna soo noqday wasiirka amniga Madaxtooyada ee Puntland xilligii AHU Gen. Cadde Muuse ayaa Wareysi uu siiyey Radio Daljir ka hadlay arrimo kala duwan oo la xiriira xaaladda siyaasadeed Puntland, gaar ahaanna golaha cusub ee wasiisarada ee shalay lagu dhawaaqay, xaaladda sicir bararka iyo arrimo kale.

Jama Xirsi ayaa sidoo oo ku sugan magaalada Garowe wuxuu khadka telefoonka ugu warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman” oo ku xarunta Daljir ee magaalada Bossaso.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com