Maxamed Jaamac Howlkamadaale oo kamid ah siyaasiyiinta Puntland ee ku sugan dalka dibadiisa ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir waxa uu ku sheegay in midnimada Puntland lailaaliyo, iyadoo midkasta oo kamid ah Hay’adaha dowladda uu gudanayo waajibka saaran.
wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.
COMMENTS