Siyaasi Maxamuud Cabdi Cumar Qaloombi oo kamid ah Saraakisha Puntland horeyna xilaal u soo qabtay ayaa ka hadlay xiisada Gobalka Sanaag ee u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland.
Qolombi ayaa sheegay in Ciidanka Somaliland ay shacab ku xasuuqeen Gobalka Sanaag gaar ahaan degaanka Yube taasna ay sahashay Dowladda Puntland waa sida uu hadalka u dhigaye.
Hoos Kadaawo Waraysiga uu siyeey Daljir.
COMMENTS