Xildhibaan hore Siciid Diiriye Maxamed oo kamid ahaan jirey barlamaanka Puntland ayaa si kulul uga hadlay saami qaybsiga khayraadka badda Soomaaliya iyo damaca maamulada iyo dowladda federalka ah ee Soomaaliya ay ku doonayaan inay ka helaan badda ku xeeran deegaamada Puntland.
DHEGAYSO
COMMENTS