Siyaasi Yaasiin Cartan Maxamed iyo Cabdi Maxamed Firdhiye oo ka soo jeeda mid kamid ah beelaha dagan gobolka Bari ayaa maanta magaalada Bosaaso waxa ay ku qabtay xaflad ay ku shaacinayeen in beesha ay ka soo jeedaan ay udooratay in ay kamid noqdaan xubnaha Baarlamaanka cusub sida ay iyagu sheegeen .
Puntland ayaa sanadkan xubnaha cusub ee baarlamaanka ka mid noqonaya waxaa lagu soo xulayaa nidaamkii hore ee qabaa ,ilka ahaa waxaana maalmahan socday is qab qabsi ka dhex taagnaa beelaha soo xulaya xubanahan .
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas ayaan magacaabin ilaa iyo haatan gudigii xalinta khilaafaadka doorashada .
Warbixintan waxaa Bosaaso ka soo jeedinaya wariye C/xakiin Cawil .
Dhegayso.
Sawiro.
COMMENTS