Somaalida dalka Belgium oo ka walaacsan Xanuunka Caronavirus (dhegayso)

Somaalida dalka Belgium oo ka walaacsan Xanuunka Caronavirus (dhegayso)

Xanuunka Caronavirus oo Caalamka saamaynta xoogan ku yeeshay ayaa noqday mid si xoogaysanaya.

Somaalida ku nool dalka Belgium ayaa haatan ka walaacsan Xaladda ay ku suganyihiin,iyado wali ay kujiraan guryaha.

Saynab Cabdi casiis oo kamid ah Dhalinyarada ku nool Magaaladda ‎Brussels oo Waraysi sinaysay Radio Daljir ayaa ka hadashay Somaali laga helay Cudurka Caronavirus.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com