Ku soo dhawaada barnaamij aan ugu hadlayno faaiidooyinka uu leeyahay kaarka Aqoonsiga Qaranka ee ay bixiso hay,adda diiwaangalinta NIRA, sidoo kale qaybta danbe ee barnaamijka waxaad fursad u heli doontaa inaad nala soo wadaagtaan dareenkiina sidoo kale hadii aad qabtaan su,aalo loo gudbiyo NIRA si aan kaaga caawino angoo u gudbin doona su,aashaada madaxda NIRA.
Halkan ka Dhegayso Barnaamijka


COMMENTS