Somaliland oo dhalinyaradda uga digtay in ay taggaan Muqdisho

Gudoomiyaha gobolka Maroodijeex Jaamac Maxamuud Axmed, ee Somaliland ayaa uga baaqay dhalinyaradda reer Somaliland in ay ka faa’iidaystaan fursadaha kala duwan ee uu xukuumadu u samaysay dhalinyaradda, islamarkaana aysan aadin Muqdisho.

Gudoomiyaha waxaa uu uga digay dhalinyaradda reer Somaliland in ay ku lab-kacaan dacaadaha raqiiska ee cadowga Somaliland ku majaro habaabinayo dhalinyaradda, isla markaana ay qaran-nimadoodda ilaashadaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com