Wasiirka diinta iyo awqaafta Maamulka somaliland sheekh Khaliil Cabdulaahi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa ka hadlay howlgal malmahan ciidamada somaliland timaha kaga jarayeen dhalinyarada la sheegay inay u jarteen qaab anshax xuma ah.
Wasiirka ayaa sheegay in howlgalkaas uu socdo ,isla markaana lala dagaalami doono dhalinyarada sida khaldan u jarta.
Sido kale wasiirka ayaa uga digay shacabka Somaliland inay qabtaan xaflado lagu waaweynayo sanadka cusub ee caawa dhalan doona ee 2018.
COMMENTS