Somaliland oo Muddo bil ah hakisay Waddahadaladi Somaliland iyo Dowladda Somaaliya (dhegayso)

Somaliland oo Muddo bil ah hakisay Waddahadaladi Somaliland iyo Dowladda Somaaliya (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo Warbaahinta kula hadlayaay Magaaladda Hargeysa ee Maamulka Somaliland ayaa sheegay in Muddo Bil ah dib u dhigeen Waddahadaladii Somaliland iyo Dowladda Somaaliya ,kaas oo ka furmi lahaa dalka Turkiga.

Wasiirka ayaa sheegay sido kale inay Gudbiyeen Dacwad kadhan ah Heshiiski dekadda Berbera,isago sheegay inay ogyihin Warqada Somaaliya u gudbisay Jaamacada Carabta,Waxaana uu tilmaamay inay iyaguna Warqad dacwad ah qoranayaan.

Hoos kadhegayso codkiisa

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com