Xog cusub oo dawladda Ingiriisku soo bandhigtay ayaa sheegaysa in Soomaalida Ingiriiska ay heerka danbiyada ku jiraan guruubada ugu danbi badan dalka.
Ingiriiska dhaladka ayaa xogtu qeexaysaa in ay ku jiraan kuwa ugu danbi yar oo ah kunkiiba 12 dambiile, meesha Soomaalidu ka tahay kunkiiba ku dhawaad 65 dambiile.
> Daljir Media
COMMENTS